Feb 2024

Caawinta Danyarta

Xafiiska Horumarinta Magaalooyinka iyo Dhismaha DDS, ayaa maanta Shaqaale-hoosaadka danyarta ah ee Xafiiska u qaybiyay noocyada kaladuwan ee raashinka.