Mashruuca Laamida Magaalada Jigjiga
Description
Mashruuca Laamida Magaalada Jigjiga Lot 1 & 2
Mashruucan Laamiyada Magaalada Jigjiga oo Xukuumada deegaanku ahmiyad ku siinaysan kor u qaadida bilicda iyo meeqaamka Caasimada DDS laguna xaqiijinayay sidii adeegyada jidadka la socdana loogu horumarin lahaa qaab iskudhafan ayaa la qorsheeyay in 10.4km oo Laami ah islamarkaana ka kooban 5 jid laga fuliyo iyadoo hawsha mashruucan soo bilaabantay S.M 2012 T.I ayaa Qorshaha S.M 2014 T.I ahaa in la dhamaystiro dhamaan shanta mashruuca waxaana sida uu qorshuhu ahaa lagu guulaystay in la dhamaystiro Mashaariicda Laamiyada 5 ta ahaa eel aga fulinayay Magaalada Jigjiga kuwaas oo haatan dhamaaday adeegii loogu talo galay na bixiyay islamarkaana kor u qaaday bilica, meeqaamkii iyo Wajiyadii horumarineed ee Mgaaladu lahayd.