Mashruuca Laamiyada Magaalada Godey
Description
Magaalada Godey ayaa Xukuuumada DDS ahmiyad gaara iyadoo siinaysa horumarinta iyo kor u qaadida kaabaysha magaalada ayay Qorshaysay Hirgalinta Mashaariicda Laamiyada Magaaalda Godey oo dhererkoodu dhan yahay 10 KM taas oo 4.5 KM oo ka mida uu fulinayay Xafiiska Horumarinta Magaalooyinka iyo Dhismaha DDS iyadoo Mashaariicdan ay soo socdeen ayuu qorshuhu ahaa in S.M 2014 T.I la soo gab-gabeeyo waxaana wakhtiga xaadirka la gabo-gabeeyay oo uu marayaa mashruucan 99% taas oo ay dhiman tahay oo kaliya galintii Laydhka Wadooyinka ( Steet light) oo qayb ka ahaa Mashruucan. Mashruucan Laamiyada Mgaalada Godey ayaa wax weyn ku soo kordhiyay Bilicda iyo Adeega Jidadka Magaalada islamarkaana kaalin laxaadle ka qaadanaya guud ahaan koboca iyo horumarinta Magaalada Godey oo ah Magaalada Labaad ee Deegaanka.
Shaxda:Xogta kooban ee mashruuca Laamida Magaalada Godey
Tir. |
|
|
1. | Shirkada wada Mashruuca | Amal G. Contractor |
2. | Wakhtiga Lagalay Heshiiska | 9/03/2019 |
3. | Qiimaha Mashruuca | 316,369,427.27 |
4. | Lacagta Baxday Ilaa Hada | 312,621,807.32 |
5. | Heerka uu Marayo | 99% |
6 | Heerkii qorshaysnaa | 100% |
7. | Wakhtiga Heshiiska Dib loo Dhigay | Illa 29/April/2022 |
8. | Wakhtiga uu Dhamaanayo | 29/April/2022 |