• Date: Feb 04 2024
  • Content

    Ogaysiis! Ogaysiis! Ogaysiis!
    Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Qandaraasleyaasha Dhismaha ee ka hawlgala Deegaanka Soomaalida, in Labadalay Shatigii Xaqiijinta Tayada Qandaraaslayaasha (Construction lisence) islamarkaana uu Xafiiska Horumarinta Magaalooyinka iyo Dhismahu bilaabay bixinta Shatiga cusub.
    Faahfaahinta riix muuqaalka hoose.