Waxaan dhamaan qandaraaslaayasha wargalinayna inaan bilownay qabashada BID Mashruuca Dhismaha Guriyo Wadareedka Tog-wajaale.
Waxaan dhamaan qandaraaslaayasha wargalinayna inaan bilownay qabashada BID Mashruuca Dhismaha Xafiiska Gobolka Faafan.
Waxaan dhamaan qandaraaslaayasha wargalinayna inaan bilownay qabashada BID Mashruuca Dhismaha Wadada Haamaha ee MMJ.