Mashruuca Laamiyada Magaalada Dhagax-buur
Description
Mashruucan Laamida Magaalada Dhagax-buur oo kamid ahaa Mashaariicaha kaabayasha dhaqaale ee laga fulinayay Magaalooyinka isbdadalka kadib oo ka koobnaa 3 wado oo dhererkoodu dhan yahay 2.1 KM oo ay Qorshaysnayd in S.M 2014 T.I la dhamaystirop ayaa laba wado oo akmida oo ah wadada 1 aad iyo 2aad la dhamaystiray 100% halka Jidka 3aad oo wax ka badal dhanka balaca ah u daahsana ayaan wali shaqadiidii sidii loogu talo galay aanay u qabsoomin. Halka labada wado ee kale ay bixiyaan adeegii loogu talo galay wadadaas 3 aad ayaan wali la dhamaystirin xalkii duminta dhinacyada wadada ee la qaatay in la balaadhiyo walina aan magdhawgii la dhamaystirin. Taas oo guud ahaan heerka mashruucu Marayo ka dhigaysa 79.80%.
- Shaxda:Xogta kooban ee mashruuca Lamida Magalada Dhagaxbuur
Tir. |
|
|
1. | Shirkada wada Mashruuca | Guled Mohamed G.C |
2. | Wakhtiga Lagalay Heshiiska | 25/4/2019 |
3. | Qiimaha Mashruuca dib loo habeeyay | 185,286,261.59 |
4. | Lacagta Baxday Ilaa Hada | 152,227,077.19 |
5. | Heerkii qorshaysnaa | 100% |
6 | Heerkuu marayo | 79.8% |
7 | Wakhtiga Heshiiska Dib loo Dhigay | 9 Bilood |
8 | Wakhtiga uu Dhamaanayo |
|
Sawirada wadada laamida Magaalada Dhagaxbuur
